Google Forms 1

Oct 24, 2020 | Tools & Tech.

Baro Sidee u samyn kartaa foom kuu gaar ah si aad macluumaat uga soo ururiso dad farabadan, amaba ay kaala soo xiriri karaan dadka.

Tusmada Muuqaalka:
0:00​ Hordhaca Muuqaalka.
0:39​ Sidee u sameyn kartaa Formka.
1:40​ Cinwaanka foomka.
2:02​ Maamulidda muuqaalka foomka, Sida Colorka, Farta, iyo Madaxa.
3:04​ Daaqadda Kuso darista.
4:09​ Su’aalaha qasabka ah.
4:17​ Kusoo Darista Sharaxa Su’aasha.
5:19​ Noocyada Su’aaalaha.
7:33​ Soo Galinta Sawir.
8:11​ Sidee Galinta Muuqaal.
8:32​ Tijaabinta Formka.
9:38​ Xadidaada Formka, iyo Fariinta marka la buuxiyo soo baxaysa.
11:00​ Dirista iyo Faafinta Formka.
11:52​ Gunaanudku Muuqaalka.

0 0 votes
Article Rating
Subscribe
Notify of
guest

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments

Yahye Ahmed

Join Over 1000 subscribers to my helpful tutorials in YouTube

Need a website?

Whether you need it for your business or personal blogging we will design it for you.

Pin It on Pinterest

Share This

Share This

Share this post with your friends!