Google Forms 3

Dec 5, 2020 | Tools & Tech.

Muuqaalkan waxan ku sharxay sida aad si fudud uga faa’ideysan Karto seddex feature oo ku saabsan google forms.

Haddi aad isticmaasho google forms waxaad fahansanthay in loo baahanyahay marka ay jawaabtu tahay qoraal, in la xaqiijiyo, sida haddi number aad u baahneyd oo kale in la hubiyo.
waxa lagu sameya shaqadaas waxa loo yaqaano response Validation.

waxan ku sharxay muuqaalkan sidee u isticmaali kartaa adeegaas
sidoo kale waxan sharxay sidee usameyn kartaa faracayo kala duwaan, oo qof waliba ugu diri kartaa meel kamida formka.

ugu danbeyn waxan iyana sheegay sidee ugu isticmaali kartaa form haddi aad leedahay website.

waxan rajaynayaa inaad ka faa’idaysataan.

0 0 votes
Article Rating
Subscribe
Notify of
guest

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments

Yahye Ahmed

Join Over 1000 subscribers to my helpful tutorials in YouTube

Need a website?

Whether you need it for your business or personal blogging we will design it for you.

Pin It on Pinterest

Share This

Share This

Share this post with your friends!