Google Keep

Google Keep

Waa ogahay badanaa ma isticmaalno soomaalideena barnaamijyada Xusuusaha, lkn wa arin aad u wanaagsan in qofku hawlihiisa ku nidaamiyo, ku diiwaangaliyo faa’iidooyinka, iyo fikradaha so mara. daawo oo la wadaag...
Google Lens

Google Lens

Muuqaalkn waxaan ku sharxay sidee ugu badali kartaa qoraal pdf ah, ama sawiran text ama qoraal la hagaajin karo waxna laga badali karo. daawo oo la wadaag...
Google Forms 2

Google Forms 2

Muuqaalkn waxaan ku sharxay sidee u sameyn kartaa quiz ama imtixaan qaab online isu saxaya dhibcahana siinaya qof walba oo ka shaqeeya su’aalaha, waxan kalo oo ku sheegay sida su’aalaha qoraalka ah aad dib adiga uga sixi karto, natiijada sheet ugu daabacan...
Difaaca Nabiga SCW

Difaaca Nabiga SCW

Inaan weyneyno oo difaacno nabigeena ﷺ waa waajib saaran qof kaste oo muslim ah, waana sharaf ka maqan ciddii aan la waafajin. waa inaan jarnaa gaalada u gafta nabigeena, siiba wadanka...
Google Forms 1

Google Forms 1

Baro Sidee u samyn kartaa foom kuu gaar ah si aad macluumaat uga soo ururiso dad farabadan, amaba ay kaala soo xiriri karaan dadka. Tusmada Muuqaalka:0:00​ Hordhaca Muuqaalka. 0:39​ Sidee u sameyn kartaa Formka.1:40​ Cinwaanka foomka.2:02​ Maamulidda muuqaalka foomka,...

Pin It on Pinterest