Buundada daalka ee loo maro Raaxada

Buundada daalka ee loo maro Raaxada

muuqaalkan waxaan kaga hadlay mawduuc muhiim ah kaasoo taabanaya qof waliba oo raba inuu uu xaqiijiyo yoolkiisa noolosha, waxaana ku sheegaya in uu ku tala gaalo daal farabadan maadaam aanay jirin wax qiimo leh oo si fudud loo...
11 caqabadood oo dib kuu dhigaya

11 caqabadood oo dib kuu dhigaya

muuqaalkan waxaan kaga hadlay caqabadaha iyo dabinada qofka u diida inuu sameeyo waxa uu ku taamayo, waa qeyb kamid ah silsilad cusub oon kusoo koobi doono kitaabada iyo buugaagta aan aqriyo una arko inay faa’iido uleeyihiin dadka nagu...
Wadar ama Wax La’aan

Wadar ama Wax La’aan

waxaan rabaa inaan kaga hadlo maqaalkan wax loo yaqaano wadar ama wax la’aan (Eber), oo Englishka lagu yiraahdo (Zero or Sum). Fikraddan waxa laga wada in qofka faa’iido uu helayo qofka khasaaray waxa uu waayey. Marka macnahaa laga soo tago, waxaa jira dareen kale oo...

Pin It on Pinterest