Web Design Series

Web Design Series

Silsiladdan waxan ku sharxi doona sida loogu nashqadeeyo websiteska iyadoo la isticmaalayo programka designka ee Adobe Xd, waxan ku sameyn doona project ah portofolio site. nagu soo biir si aynan kuu dhaafin xalqadaha soo socda, haddi aad rabto in la falgashid...
Artificial Intelligence – Machine Learning

Artificial Intelligence – Machine Learning

Waa Maxay AI? AI waxa loo soo gaabiyay Artificial Intelligence, carabiga waxa lagu yiraahda الذكاء الاصطناعي، soomaalina waxa uu ku noqonaya caqli macmal ah, waa majaal aad u caan baxday sanadihii udanbeeyay muhiimna noqoday markii technoolajiyaddu meel walba gashay,...
Sidee u sameysan kartaa website

Sidee u sameysan kartaa website

Faa’iidooyinka uu kuu leeyahay: Guri kuu gaar ah: waa meel aad adiga leedahay oo laguu xadidayn waxa aad ku qori karto iyo waxaa aad ku sameyneysaba. Waxaa ku kobcin kartaa xirfadahaaga sida qoraalka iyo laxiriirida dadka iyo xirfado kale oo badan. waxaad...
Baro digital marketing

Baro digital marketing

waxan ku sharaxay xageed ka bilaabi kartaa barashada haddi aad rabto inad fahanto sida digital marketing u shaqeeyo, coursadan oo ah beginner level waxad ku baranaysaa skills badan oo ey ka mid yihin:1. Analytics and data insights2. Business strategy3. Content...
10 Tips Chrome

10 Tips Chrome

waxan kaga hadlay muuqaalkan 10 waxyaabood oo muhiim ah, kuuna fududeyn kara isticmaalkaaga browserka google chrome, xagan hoose ka dooro mawduuca aad rabto: 0:00​​ Introduction – Hordhac.0:33​​ Sending Tabs to the phone – Kadir link computerka..1:41​​...

Pin It on Pinterest