Google Chrome Tips 1

Google Chrome Tips 1

waxan kaga hadlay muuqaalkan 7 xeelad oo kuu fududeyn kartaa isticmaalkaaga browserka google chrome, xagan hoose ka dooro mawduuca aad rabto: 0:00​ Hordhac.0:37​ Tab Grouping. – Kooxeynta Daaqadaha.2:34​ Tab Pinning – Dhajinta daaqadaha3:00​ Media Control...
Chrome Remote Desktop

Chrome Remote Desktop

Muuqaalkan waxa kaga faalooday extention ku sahlaysa inad computerkaaga ka isticmaasho telephoneka adigo ka fog, waxaa isticmaali kartaa marka aad rabto inaad computerkaga si isticmaasho adigo ka maqan, ama aad rabto inaad ka caawiso qof cillad...
Google Forms 3

Google Forms 3

Muuqaalkan waxan ku sharxay sida aad si fudud uga faa’ideysan Karto seddex feature oo ku saabsan google forms. Haddi aad isticmaasho google forms waxaad fahansanthay in loo baahanyahay marka ay jawaabtu tahay qoraal, in la xaqiijiyo, sida haddi number aad u...
Google Keep

Google Keep

Waa ogahay badanaa ma isticmaalno soomaalideena barnaamijyada Xusuusaha, lkn wa arin aad u wanaagsan in qofku hawlihiisa ku nidaamiyo, ku diiwaangaliyo faa’iidooyinka, iyo fikradaha so mara. daawo oo la wadaag...
Google Lens

Google Lens

Muuqaalkn waxaan ku sharxay sidee ugu badali kartaa qoraal pdf ah, ama sawiran text ama qoraal la hagaajin karo waxna laga badali karo. daawo oo la wadaag...
Google Forms 2

Google Forms 2

Muuqaalkn waxaan ku sharxay sidee u sameyn kartaa quiz ama imtixaan qaab online isu saxaya dhibcahana siinaya qof walba oo ka shaqeeya su’aalaha, waxan kalo oo ku sheegay sida su’aalaha qoraalka ah aad dib adiga uga sixi karto, natiijada sheet ugu daabacan...

Pin It on Pinterest